Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiista 2006-12-28

Publicerat torsdag 28 december 2006 kl 14.30
Carl Bildt

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxeey ka la yahiin:

  • Wasiirka arimahadibadda ee dalkan Iswiidhan Carl Bildt, oo ka hadlay sidda uu uga xunyahay in Qaramada midoobey labo goor ku fashilmeen xabad joojinta Somalia.
  • Waa sidee xaaladda Somaliya ee maantey, maxaase Benda’wga loogu soo rogay Magaaladda Beled Weyne.
  • Soomalida dagan iswiidhan kuwo ka midda  sideebay u arkaan dagaaladda ka  socda somalia.
  • Dugsiyadda madaxa banaan ee dalkan iswiidhan sideebay u shaqeeyaan, maxeeyse  uga duwan yihiin iskoolada kale.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".