Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2006-12-13

Publicerat onsdag 13 december 2006 kl 12.17

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • !3-k bisha Diseember oo loo dabaaldego maalinta Sant Lucia.
  • Cirbixiyeenkii ugu horreeyey ee u dhashey Iswiidhen oo gaarey kosmos-ka.
  • Dib u dhac ku yimid siyaasaddii dowladda ee xilligii la bilaabi lahaa hoos u dhigidda khidmadda ey qaataan dadka shaqa la’aantu asiibtey.
  • Jawiga cusub ee siyaasadda Soomaaliya. Sidey u arkaan xal dadka qaarkii.
  • Suxufi Martin Adler oo bishii Juun ee sannadka lagu toogtey Muqdisho ayaa xaley la gudoonsiiyey biladda sannadka ee ururka suxufiyiinta aan xadka laheyn. Isagoona middaa la qeybsadey Anna Politkovskaya oo iyadana lagu diley aqalkeeda hortiisa magaalada Mooska bishii Oktoober ee isla sannadkan. Iyo wareysi aan la yeelaney mid ka mid ah soomaalida ey xiriirka wada lahaayeen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".