Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbacada 2006-01-03

Publicerat onsdag 3 januari 2007 kl 15.59

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Banaan bax siween loo soo agaasimey, loogana soo horjeedo faro galinta ay Itoobiya ku hayso Somalia.
  • Ra’iisul wasaaraha dowladda ku meel gaarka ah ee Somalia, ayaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtey magaaladda Moqdisho in uu ciribtira hayo kana hortagga hayo aArgagixisada, hadafkeedu yahay ineey ku fidaan geeska Africka. Ra’iisul wasaaraha, ayaa sheegay inuu muhiimadda siina hayo Shacabka somaliyeed.
  • Maxaa looga guulaystey ciidamada midowga maxakiimta islamka.
  • Ra’iisul  wasaare ku xigeenka Somaliya  Xussen  Maxamed Caydiid, ayaa doona hay in ay baabi’iyaan xadka u dhaxeeya labada dal. Waa soomalia iyo Itoobiya.
  • Caruurta ka midda caruuraha somaliyeed ee dagan dalkan iswiidhan.
  • Waxbarashadda dadka waaween, oo lagu soo kordhiyey fakaro cusub, maxaa ka midda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".