Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2006-01-04

Publicerat torsdag 4 januari 2007 kl 16.12

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Waa sidee fekerka siyaasadeed ee dalkan Iswidhan ka taaganyahay arimaha dhacaya ee soomaaliya

Wasiirka arimaha debedda Carl Bild oo ka qeeyb galey shir looga wadda hadlahayey xaaladda Somalia maalintii arbacada. Shirkaas oo ka dhacay Bryssel, ayna ku kulmeen wasiiradda EU. Carl Bild ayaa sheegay in ay Itoobiya ka baxdo dhulka soomaalia. Dhinaca kale waxyy wasiirku sheegay in neey haboontay in ay lagama maarmaan tahay in wixii la isku hayo lagu xalilo wada hadal, taasina lagu gaari karo hekida dawlad dhan walba aqoonsi ka haysata.

  • Waa sidee xaalda dadkii Soomaali-Iswidhishka ah ee ku sugnaa koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, ee ay ku adkeed ineey ka soo baxaan. Waxaan ku gaarnay qadka telefonka kuwo ka midda.
  • Sidee looga arkey Magaalada muqdisha, warkii ka soo yeeray Ra’iisul wasaare ku xigeenka Somaliya Xussen Maxamed Caydiid, ee ahaa in ay baabi’iyaan xadka u dhaxeeya labada dal. Waa soomalia iyo Itoobiya.
  • Qaybtii labaad ee banaan baxii,looga  soo horjeeday faro galinta ay Itoobiya ku hayso Somalia.
  • Waxbarashadda dadka waaween, oo lagu soo kordhiyey fakaro cusub, maxaa ka midda.
  • Fanaan dhalin yaraa oo ku soo biirey dhalinta heesaha raabkaa qaada, luuqadee ku heesaa fanaanku ...waxaad ku maqleeysaan barnaamijka arbacadda soo sacda asaga oo dhameeystiran.
  • Heesaha ayaan meesha ka maqneen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".