Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

DUUFAANTA PER OO WAXYEELO NAF IYO MAALBA LEH GEYSATEY

Publicerat tisdag 16 januari 2007 kl 10.07
Duufaantii Per ee asiibtey Iswiidhen

Markii labaad muddo laba sannadood gudaheeda ayey dalka Iswiidhen ku dhufatyey duufaan.

Carri ka mid ah dalkan Iswiidhen ayey hardi ku dhufatey duufaan loogu magac darey ”Per”, middaasina oo geysatey khasaare dhimasho leh.

Illa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey iney ku naf waayeen geedo ey dabeyshu ridey dadyoow tiradoodu gaareyso saddex, halka qaar kalena ku naf waayeen hoowlihii duufaantaasi la xiriirtey.

Waxaa iyaguna ey koronto la’aan heysaa guryo kor u dhaafaya 100 000, oo la fileyo inaan laga wada gaari doonin sidii loo caawini lahaa illaa iyo bartamaha toddobaadka foodda innagu soo haya.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".