Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CDOKA Khamiis 2007-01-25

Publicerat fredag 26 januari 2007 kl 11.58
Christer Fuglesang oo Istockholm ka soo degey

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Cirbixiyeen Fuglesang oo si diiran loogu soo dhaweeyey gegida dayuuradaha ee Istockholm
  • Guddi ka kooban toban qofood oo loo saarey dhibaatooyinka loo geystey qoowmiyadda Roomiga ee dalkan ku dhaqan.
  • Wasiirka difaaca oo soo bandhigey qorshe cusub ee looga hortageyo argagixisada.
  • Weli deyn ma ku qaadatey ama xayeysiin ma laguugu soo direy SMS inaad deyn ku dalbato.
  • Nyamko Sabuni, maxey fikir ah oo ka qabtaa xijaabka.


 

Cirbixiyeenka iswiidhishka ee Christer Fuglesang, ayaa lagu soo dhaweeyey caleemo iyo boqolaal ruux mar uu ka soo degey gegeida dayuuradaha caalamiga ah ee Aarland, magaalada Istockholm.

Saddex erey ayaan ku soo koobi lahaa hab wanaagga leygu soo dhaweeyey.

- ”Fantastik, karti iyo soo dhoweyn wacan”. 

Christer Fuglesang ayaa markii ugu horreyse ku soo istaagey ciidda dhulkiisii hooyo, wixii ka dambeeyey safarkii uu ugu kacey hawada sare ee dayaxgacmeedkii Discovery.

Muddada labada maalmood ee foodda innagu soo heysa wuxuu cirbixiyeenku la kulmi doonaa xubnaha dawladda, boqorka iyo boqoradda iyo bulshada oo uu kula kulmi doona xarunta tareemmada ee faras magaaleedka Istockholm

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".