Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-02-07

Publicerat onsdag 7 februari 2007 kl 16.18

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

Qoowmiyadda Samer-ka oo shaleyto u dabaaldegtey maalintooda qaranka.

Ra’iisel wasaaraha dawladda federaalka ku meelgaarka ee soomaaliya oo isku shaandheeyey dawladdiisii.

Mareeykanka oo ka digey inuu tallaabo adag ka qaadi doono haddii argagixisadu isku deydo iney saldhig ka sameystaan Soomaaliya.

Wasiirka difaaca Mareykanka oo sheegey in la abuuri doono ciidan ka howlgala Qaaradda Afrika.

Shaleyto oo loo dabaaldegey maalinta caalamiga ah ee ka hortagga gudniinka fircooniga ee hablaha.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".