Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2007-05-17

La daabacay torsdag 17 maj 2007 kl 14.40

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Maalinta Yoowmul Sucuud ee kuna beegan, maalintii nebi Ciise samada loo dhoofiyey.
  • Suxufiyiin ka tirsan idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen laamaheeda kala duwan oo safar howlo ah ku tegey magaalada Landskrona halkaasi oo uu doorashadii sannadkii dhoweyd 2006-kii dalka ka dhacdey kuraas badan ku guuleystey xisbiga faqooqa ee Sverige Demokrat-ka.
  • Wasiirro ka socda dawlad goboleedka Puntlanmd oo safar ku yimidey dalkan Iswiidhen kadib casumaad ey u fidiyeen jaaliyadda reer puntland ee Iswiidhen iyo ururka ”Soo-hor”.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".