Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-05-23

La daabacay onsdag 23 maj 2007 kl 15.05

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Aakhirkii toddobaadkii hore oo ey kullansannadeed yeesheen laba xisbi ee ka mid ah xisbiyada dalka ee dabeyl neecaw ihi ey beryahanba sidatey.
  • Qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkan Iswiidhen oo u xafladeysey sannadguuradii 16, maalintii uu maamulkaasi sheegtey inuu gees isu taagey.
  • Qeybtii labaad barnaamij aad toddobaadkii hore ka dhageeysateen idaacadayada, lana xiriirey jirdilka dhallaanka loo geysto iyo barbaarintooda.
  • Sabtidii bnishuna aheyd 19 Maajo oo ey soo gaareen Isiidhen dadyoowgii ku xabisnaa dalka Itoobiya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".