Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gudniin iyo gudniinka

La daabacay onsdag 23 maj 2007 kl 16.06

Dareenku maaha wax sakiin ama middi lagu gooyn karayo.

Waa barnaamij looga hadleyo gudniinka fircooniga ee hablaha.

Dhaqan soo jiitamayey muddo kun sannadood kor u dhaafeysa.

Kaasi oo la aaminsanaa, welina la aaminsan yahey in gudniinku hablaha ka yareeyo dareenka galmada.

- Fikrraddahaa ayaa ah kuwo qaldan, maadaama uu dareenku maskaxda ku jiro, ama maskaxdu tahey midda wax laga dareemo.

Midda keliya ee shakhsiga wax ku rebtaaana tahey xanuunka, sida ey sheegtey Aasiya Maxamed oo ku barbaartey deegaanka Cafarta ee dalka Itoobiya.

Deegaankaa ayaaney habluhu midina ka ammaan gelin gudniinka fircooniga.

Barnaamijkaasi oo ku baxey Afka iswiidhishka ka dhageyso halkan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".