Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-08.15

La daabacay onsdag 15 augusti 2007 kl 14.30
1 av 3
Xafladi is bar bar ordaya ee ka socda Stockholm
2 av 3
Hooyo mareykan ah oo la farxad qaadaneysa wiilasheeda oo la gudey
3 av 3
dhallinyaro soomaaliyeed ee fasax ku jirta

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Xaflado is bar bar ordaya oo toddobaadka oo dhan ka socda magaalada Istockholm.
  • Badankood xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka dalka oo qaba in gudniinka wiilasha masuuliyadeeda duasha loo saaro heyaddaha caafimaadka..
  • Gabadha magaceeda la yiraahdo Joyce Kimwaga Lundin, oo dalkan markii ugu horreysey ka bilowdey waxa loo yaqaan mikro krediter, waa deyn yar ee la siiyo dadyoowga tabaaleysan gaar ahaan haweenka. Ayuuto ayeyba malaha ku wanaagsanaan laheyd in loogu yeero.
  • Bilaha Juulaay iyo Agoosto oo ah bilo aad u dhib badan inaad heshaan cid aad kala xiriirto heyadaha iyo xafiisyada, maadaama ey dadka badankii fasax ku maqan yihiin. Semesterku muxuu soomaalida uga dhigan yahey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".