Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Codka Khamiis 2007-09-20

La daabacay torsdag 20 september 2007 kl 15.27
1 av 2
Lars Vilks, Arne Ruth iyo qaar kale oo ka qeyb qaadanaya kulan
2 av 2
Anders Borg, wasiirka dhaqaalaha

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Miisaaniyaddii sannadka foodda innagu soo haya oo maanta shaaca laga qaadey
  • Wareysi idaacaddu la yeelatey fannaanka soomaaliyeed ee Cali Cabdalla Guure
  • 100 ka mid ah degmooyinka dalku ka kooban yahey oo dhagaha la laabtey iney qaabilaan dhallaanka qaxootiga ee aan waalidkii dhaley la socon iyo heyadda socdaalka oo ku hanjabtey iney degmooyinkaa ku soo daabici doonto bogeedda internetka
  • Lars Vilks - sawirradii uu gacanta ku qorey iyo dil ey ku xukumeen shabakad ka mid ah Al-qaacida islamarkaana ugu baaqay mulimiintu iney qaadacaan iibsashada alaabada lagu sameeyo dalkan Iswiidhen

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".