Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-09-26

La daabacay onsdag 26 september 2007 kl 15.24
Fredrik Reinfelt, madaxa dawladda Iswiidhen oo ka hadlaya xarunta heyadda Qaramada Midoowdey

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan..

Madaxa dawladda dalkan Iswiidhen Fredrik Reinfeldt  oo kulan ka dhacey xarunta qaramada midoowdey loogana hadlayey cimilada ku soo bandhigey qorshe cusub

Dhallaanka soo galootiga ee kelinimada ku yimaada oo qaarkood degmooyinku ku meeleeyeen qoysas iyo caqabadaha degmooyinka kala soo gudboonaada

Maxaa kala heysta ajnabiga shaqa la’aantu asiibtey iyo qorshaha dawladdu ku dooneyso iney albaabada u furto shaqaale dibadda lagala yimaado

Heyadda NUTEK oo soo bandhigtey warbixin ey ku caddahey in  ajnabiga ku hamiya shirkado sidey ku furan lahaayeen deyn qaadashada. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".