Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ka baro xisaabta

La daabacay tisdag 2 oktober 2007 kl 14.52
Maccalin soomaaliyeed ee hoowshan ka qeyb qaatey

Webbmatte.se– Waa cinwaan bog Internet ee culuun xisaabeed ardeyda fasallada 6-aad illaa iyo 9-aad, sidoo kale xisaabta dugsiga sare ee lagu magacaabo A.

Waa culuun aan lacag joogin, kuna qoran lix luqadood ee kala duwan oo ey luuqadda soomaaliguna ka mid tahey.

Luuqadaha kale ayaa ah Carabiga, Faarsiga, Ispaanishka, Ruushka iyo Iswiidhishka.

Sidoo kale luqad walba waxaa ku lammaanan tan Iswiidhishka. Ka daalaco boggaa cinwaankan. www.webbmatte.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".