Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Axad 2007-10-14

La daabacay fredag 12 oktober 2007 kl 15.53
1 av 2
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka
2 av 2

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Billadda nobeelka ee nabadda oo ciddii ku guuleystaye lagu dhawaaqey
  • Ciid Mubaarak dhammaan umadda muslimiinta ee ku dhaqan adduunweynaha, gaar ahaan kuwa na dhageysanaya.
  • Shirkadley soomaaliyeed oo ka hadla booqasho ey dalkan ku yimaadeen wafdi soomaali iyo mareykan isugu dhafan.

Sidoo kale heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".