Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-10-16

La daabacay torsdag 18 oktober 2007 kl 15.23

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Hordhac dooddii baarlanka ee hogaamiyeyaasha xisbiyada.
  • Afar sannadood oo lagu xukemey laba inan ee gabar ku kufsadey 25-kii bishii Maarso ee sannadkan 2007, kuwaasina oo ey horey maxkamad oodda uga qaadey.
  • Ciidda barakeysan ee Ciidul Fitr oo 12-kii bishii Oktoober looga dabaaldegey waddammada muslimiinta qaasatn dalkan Iswiidhen.

Sidoo kale heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".