Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khalid Aden Geire, wuxuu ku dhaqanaa 16-kii sannadood ee ugu dambeysey dalkan Iswiidhen.

La daabacay torsdag 18 oktober 2007 kl 16.30

Khalid wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa soomaali. Isagoona tahey hoowshiisu ka qoslinta ama waxa loo yaqaan komika, ama shaactiro. Wuxuu ku dhashey magaalada Neyroobi ee dalka Kenya, sannadku markuu ahaa 1969-kii.

Khalid wuxuu markii ugu horreysey masrax soo istaagey bishii Maajo ee sannadkii 1989. Hase yeeshee midaasi maaheyn markii ugu horreysey ee uu xiiseeyo waxa loo yaqaan shaactirada.

Dhowaantan waxaa dalka Iswiidhen ka socdey buuq la xiriirey sawir uu gacanta ku sawirey farshaxanle la yiraahdo Lars Wilks, halkaasina oo uu eey ku mataley Nebi Maxamed.

Haddaba amuurtaasi ayey dadyoowga muslimiinta ahi u arkeen meel ka dhac, inkasta oo isaguna ku andacoodey in aaney dantiisu middaa aheyn.

Khaalid ayaan weydiiney iney jiraan waxyaabo ka mamnuuc ah dhanka shaactirada.

Ereyga Fördomar, ayuu Khaalid geyre u arkaa inuu yahey mid qaldan, islamarkaana aaney jirin bulsha ka madaxbannaan, soomaalidaba allaha ka dhigee.

Waxa ereygaasi yahey iyo soomaalida kuwa ey qabto maxaa ka mid ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".