Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-10-31

La daabacay onsdag 31 oktober 2007 kl 15.17
1 av 2
Anders Borg, wasiirka dhaqaalaha ee dalka Iswiidhen
2 av 2
Amal Cumar, Katrineholm iyo Khadiija Macallin

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Kulankii ergooyinka xisbiga Mudarat-ka oo Axaddii 28-ka Oktoober lagu soo gabagabeeyey magaalada Gävle.

Kulan saddex maalmood socdey oo ey isugu yimaadeen macallimiinta luuqadda soomaaliga ee waddammada dhaca waqooyiga Yurub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".