Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2007-11-01 Barnaamijka

Publicerat måndag 5 november 2007 kl 10.33

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Ra’isulwasaarah dalkaan Isiiidhan Fredrik Reinfeldt, oo xogheeya hiisii gaarka ahaa is casiley. Sidee  beey u arkaan culimadda siyaasadda indha indheeysaa is casilidaan.
  •  Iscasilida r’isulwasaarihii hor ee Somalia Ali Mohamed Geedi, sideebay u argtaa Asho Haji Cilmi oo aha xibin baarlamaan, maxayse talaa oo siineeysaa Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed.
  • Dhalin yarada ku nool dalkaan Iswiidhan kuwo ka middda, dhibaatooyinka ay geeysana hayaan oo sii kordheerysa. Maxeey sabab uga dhigaan dhalin yaradaani.
  • Asho Haji Cilmi oo siyaasiya, ayaa aad uga faa’ootey dhibaatadda ay dumarka soomaaliyeed kala kulmeen dagaalada sokeeyey. Waa qaybtii koowaad, wareeysi labo qeeybooda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".