Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2007-11-07

La daabacay onsdag 7 november 2007 kl 15.13
Soomaali bannaanbaxeysa

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Hoowlgalladii la xiriirey ka hortagga ama baabi’inta cashuuraha la lunsado ee gala jeebka mulkiileyaasha goobaha laga cunteeyo, lagu caweeyo iyo wixii la mid ah oo ey heyadda cashuurtu ku howlaneed muddooyinkan dambe ayaa warbixin ey soo bandhigtey ku caddeysey in guulo waawaaeyn laga soo hoyey.

Barnaamij ballaaran ee la xiriira Maqaallo taxane ah ee si isdaba joog ah loogu soo daabacey wargeyska maalinlaha ee Göteborgs Post, ayaa si aad ah looga faalloodey xaaladda bulshaweynta soomaaliyeed yar iyo weyn ee ku dhaqan nawaaxigaa, kuwaasina oo dhaliyey doodo iyo gurxan aad u ballaaran ee leysla dhexqaado, haddey noqon laheyd soomaalida ku dhaqan nawaaxigaa iyo kuwa ku dhaqan dalka dhammaantii.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".