Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbacada 2007-11-14

Publicerat onsdag 14 november 2007 kl 15.14
1 av 2
Ap
2 av 2
Qoraagii Caanka aheed Astrid Lindgren

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Maantey oo aheed maalintii caalamiya oo lagu xusa hayey cudurka sokoroowga. Maxeey ka yiraahdeen dhaqaatiirtu. Sideese u kala baxaaq.
  • Jariidada Svenska Dagbladet oo maqaal dheer ka qortey Middoowgii Maxaaxiimta. Dhinac kalana eedayn u soo jeedisey wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaan Iswiidhan.
  • Casuumad loo fidiyey masuuliyiin ka midda,midoowga maxaakiimta iyo xulufadooda ee ka soo hor jeeda DKG.
  • Baaq ay soo saareen Isbahaysiga somalida iswiidhan. Waa maxay ujeedada baaqaasi.
  • Qoraagii caanka aheed Astrid Lindgren,ayaa maantay buuxin laheed  boqol sano hadii ay nooshahay. Raadiyaha Iswiidhan ayaa aad u xusey taariiqdeedii 
  • Heesaha iyo waliba gabayadda ayaan iyaguna meesha ka maqneen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".