Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2007-11-29

Publicerat torsdag 29 november 2007 kl 15.03
1 av 2
Hayan Ismaaciil, madaxa xafiiska shaqada ee Spånga-Tensta
2 av 2
Cabdi Nuur Xaaji, qoraa soomaaliyeed

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Saddexda bisha Diseember oo uu dalka ka hirgeli doono hab loogu magac darey Jobbgaranti.

Telefoon lambar ah 020...., ahna kuwa bilaashka lagu wacdo looguna talo galey haweenka jirdilka iyo cadaadiska loo geysto oo la furi doono dhowaantan.

Koowda Bisha Diseember oo ku beegan maalinta caalamiga ee cudurka dilaaga ee HIV/Aids-ka.

Ururrada iyo soomaalida caanka dalka ku ah oo kabey kaalintoodii iney sawir wanaagsan oo ku dayasho mudan u noqdaan dhallinyarada.

Cabdi Nuur Xaaji iyo suugaantiisa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".