Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kulanka cimilada ee Baali, Indoneesiya

Publicerat måndag 3 december 2007 kl 15.04
Wafdiga iswiidhishan uga qeybgeleya kulanka cimilada ee Baali. Foto: Sören Andersson

Magaalada Baali ee dalka Indoneesiya ayuu ka furmey kulan socon doona laba toddobaad ee looga wada hadli doono xaaladda cimilada adduunweynaha iyo bilow heshiis wadahadal ee socon doonna laba sannadood,

midkaasina oo bedeli doona sida lagu talo jiro heshiiska cimilada ee lagu magacaabo Koyota, kuna eg sannadka 2012.Kulankan ka bilowdey magaalada Baali ayey ka qeyb galayaan wufuud gaareysa 10 000 ee ka kala socota qiyaastii 190 waddan. Dalkan Iswiidhen waxaa kulankaa uga qeyb qaadanaya wafdi tiradiisu gaarsiisan tahey 40 ruux eyna ka mid yihiin wasiirrada cimilada Andreas Carlgren iyo Ewa Björling, wasiirka baayacmushtarka dibadda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".