Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

ARBACO 2007-12-05

Publicerat onsdag 5 december 2007 kl 15.39

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Laba markab oo sidey raashin kaalmo ah oo ku xayiran xeebaha Soomaaliya.

Saddexdii Diseember oo magaalada Baali ee Indooneesiya uu ka billwdey kulankii cimilada.

Ardeyda Iswiidhishka oo baaritaan soo baxaey lagu sheegey inuey hoos u dhacdey waxbarashadoodu.

Banaanbax looga soo horjeedo iskuul la damacsan yahey in la xiro, iyo sidoo kale qorshe maamulka degmada Istockholm ee loogu magac darey Järvalyftet ee dadyoow la dooneyo in xaafadda Husby guryahooda looga saaro si ’dib habeyn loogu sameeyo. Soomaali carrigaa ku dhaqan maxey ka tiri.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".