Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2007-12-06

Publicerat torsdag 6 december 2007 kl 16.38
somali qaxooti raadisa

08Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Kulan aya iskugu tageen culimo udiin soomaliyeed oo iskaga kala yinid dalalka kala aha Sweden, Norwey iyo Kenya. Kulan kaas oo ka qabsoomay dalka Norwey ayaa looga xaajoona hayey sidii loo cadeen lahaa meesha ay diinta islaamku ka taagan tahay gudniinka Gabdhaha.

Hayadda socdaalka oo wadda mashruuc dibucelin iyo xisbiga (M) oo soo jeediyey in dadka dada ween ee soo galootigaa loo fududeeyo sidii ay ugu qaadan lahaayen dhaqaalaha shaqo ka fariisadka dhulkii ay ka soo jeedeen.

  • Barnaamij dheer oo aan uga hadleeyno dhalinyaradda iyo sidda loo xukummo.
  • Waxbarashad heerka jaamacadda dalkaan iyo hawlaha lagala kulmo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".