Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Xilligii xafladda Nobeelka

Publicerat måndag 10 december 2007 kl 14.26
Astaanta biladda Nobeelka

Maanta oo Isniin ah taariikhduna tahey 10-ka bisha Diseember ayaa ah maalinta xafladda Nobeelka.

Xafladdaasi ballaaran ee lagu qabto aqalka weyn ee Konserthuset ayaa lagu gudoonsiin doonaa xubnaha ku guuleystey biladda Nobeelka ee sannadkan 2007. Halkaasina oo boqorka dalku Kung Karl Gustav-kii 16-aad ey gacantiisa kaga guddoomi doonaan bilad sharaftaa iyo jeek lacageed gaareya 10 malyuun ee koronka Iswiidhishka.

Xafladda Nobeelka ayaa bilaaban doonta caawa saacaddu kolkey tahey toddobada fiidnimo ama 19:00, middaasina oo ka dhioci doonta hoolka lagu magacaabo Blåa Hallen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".