Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2007-12-19

Publicerat onsdag 19 december 2007 kl 14.30
1 av 2
Dhallaan ciidaya
2 av 2
Blockaden av det lettiska byggföretaget Laval i Vaxholm år 2004.

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Heyadda socdaalka oo toddobaadkii ina dhaafey aakhirkiisii soo saartey go’aan dhabba tus ah ee la xiriira qaxootiga soomaaliyeed ee dalkan magangelyada u yimaada qaasatan kuwooda ka soo baqoola ama sheegta iney ka yimaadeen magaalada Muqdisho.
  • Go’aan ka soo baxey maxkammadda EG-da ee ururka midowga Yurub oo dood badan dhaliyey, lana xiriira xeerarka shaqada iyo shaqaalaha Kollektivavtal.

  • Maalinta barakeysan ee Ciiddul Adxa.

  • Sidoo kaleeto waxaa foodda innagu soo haya ciiddii masiixiga ee Krismaska.

  • Soomaalida ku dhaqan Eskilistuna iyo arrimmo ey tabanayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".