Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Benaziir Bahutto oo geeriyootey

Publicerat torsdag 27 december 2007 kl 15.49

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Pakistaan Benaziir Bahutto, ayaa geeriyootey, kadib kolkii isbeemeyn qarxis ah lagu sameeyey goob ee doorashada uga ololeyneysey. Sida ey sheegtey war laga soo xigtey heyadda wararka ee Reuters iyo AFP.

Warar iyagana ka soo yeerey wasaaradda arrimmaha dibadda ayaa sheegey iney Bahutto geeriyootey kadib is biimeyntaa. Wasiirka arrimmaha dibadda ee dalkan Iswiidhen Carl Bildt, ayaa sheegey inuu ka walaacsan yahey is-biimeynta lagu diley Benaziir Bahutto, iyo natiijada ey la iman doonto, mar uu la hadlayey saxaafadda. - Waa wax iska cad iney dalka Pakistaan, iyo carriga ku heeraarsanba ka jiraan quwado diidan waddada dimoqoraadiyadda inuu dalkaasi u tallaabsado, sida uu sheegey Carl Bildt. Han hoppas att Pakistan trots dådet kan fullfölja planerna på parlamentsvalet i januari.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".