Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhibaatooyinka la soo gudboonaada qoraaga ajnabiga

Publicerat torsdag 27 december 2007 kl 16.52
Awees Axmed Cismaan, qoraa soomaaliyeed. Foto: Kenadid Moohamed

Qoraaga ajnabiga ama afrikaanka ah ee dalkan ku dhaqan waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin aad u fara badan, kolka uu doono in buugagtiisa la daabaco. kenadid.mohamed@sr.se - Waa inuu soo bandhigaa islamarkaana odorosaa waxyaabah ey mujtamaca iswiidhishku ey xiiseeyaan ama jecel yihiin, sida uu sheegey Awees Axmed Cismaan oo ah qoraa soomaaliyeed, islamarkaana dhowaantan buuggiisii ugu horreeyey ku soo baxey ingiriis, dhowaantanna la fileyo in lagu daabaco luuqadda iswiidhishka.

Kenadid.Mohamed@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".