Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2008-02-27

Publicerat onsdag 27 februari 2008 kl 13.52
Ahmed A/raxiim xogheyaha gaarkaa

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah.

  • Cudurka Cancerka ee haweenka ku dhaca, galana ilma sidaha oo la go’aansadey in lagu daro cudurrada tallaalka ee ey dawladdu dhaqaalaheeda bixiso. Waa hablaha da’doodu u dhaxeyso 11 illaa iyo 13-an.
  • Heyadda ka hortagga ama baraarujinta sidii looga hortegi lahaa dembiyada oo soo bandhigtey warbixin ey ku caddahey in ajnabiga lagu faqooqo howlaha maxkamadaha.
  • Urur ka aasaasan magaalada Borås. Hoowlaha uu u dhisan yahey iyo waxyaabah ey u qabtaan jaaliyadda ku dhaqan carrigaa. Weriyahayaga Amun Cabdullaahi ayaa safar carrigaa ku tagtey.
  • Maamule iskuul ee markii ugu horreysey ku dhacdey arrin ka fajiciyey. Ruux iska socda oo albaabka uga galey una soo bandhigey inuu dooneyo inuu tabaruc ugu howlgalo.
  • Oradyahanka soomaaliyeed ee Mustafa Maxamed iyo wareysi gaaban oo aan dhowaantan la yeelaney.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".