Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Danjiraha DFS ee dalka Koonfur Afrika

Publicerat onsdag 27 februari 2008 kl 15.59
Danjire, Cabdikariin Faarax Laqanyo.

Cabdikariim Faarax Laqanyo, ahaana sannadihii ugu dambeeyey safiirkii dawladda Federaalka Soomaaliya uga wakiilka ahaa dalka Itoobiya iyo ururka midowga Afrika, islamarkaanna dhowaantan waraaqihiisii aqoonsiga u gudbiyey madaxweyne Tahbu Mabeki-iga Koonfurta Afrika, kadib kolkii loo magacaabey jagadaasi oo dhowaantan booqasho ku kala bixiyey qaar dhaca waddammada waqooyiga Yurub ayey noo suurtagashey in aan wareysi la yeelano. Su’aashii ugu horreysey ee aan Danjiraha weydiino ayaa aheyd maadaama uu ka mid ahaa xulkii qaranka ee kubadda miiska ”Ping bong”, halka uu kaga tagey. Mar uu middaa nooga jawaabayey iyo wareysigii oo dhanna waa kan ee nala dhageysta. Kenadid Mohamed kenadid.mohamed@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".