Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Jimcaha 2008-02-29

Publicerat torsdag 28 februari 2008 kl 10.54
1 av 2
Birgit Andersson (rektor) Ahmed Abdulle (Projektleddare SKISS
2 av 2
baraanbu

Booliiska dalalka Sweden iyo kan  Norwey, oo xireen lix nin  oo Soomaali ah, kuwaa soo sadex ka midihi haystaan dhalashada dalkan, Ragaan la xiray ayaa looga shakiyey in ay maleega hayeen falal argagixisnimo iyo in ay maalgalinayeen ururo xagta jira.

CODKA Khamiis 2008-02-28

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Waxbarshadda dadka waaween ee magaaldda Borås oo ku guuleeysatey mashruuc ay ku horu marisey aqoonta haweenka somaliyeed.Mashruucaas oo loogu magac darey SKISS.

Dagmo kamidda dagmooyinka ku yaala nawaaxiga Stockholm oo diidey ineey qaataan dadka degaan raadiskaa ee dhawaan sharciga qaatey. Maamulka gagmadas oo sheegay in ay horey u qaateen tiro faro badan.

Xafladda arooska somalida ayeey dad badani u arkaan in meel looga dhacay dhaqankii xafladda ee hore, ku waas oo ku mataley caweeys sida maantey loodhiga xafladdaha arooska. Dhinaca kale waxaa lab loo kala qaadey Guur iyo Aroos. Fakaradas iyo siyaabihii uu soo marey guurku, ’xiliyadii kala duwanaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".