Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Arbacada 2008-03-12

Publicerat onsdag 12 mars 2008 kl 17.55
1 av 3
Gudoomiyaha xisbiga (S)
rugha caafimaadka
2 av 3
rugha caafimaadka
Xanaanooyinkii Bismilaahi oo la xira hayo
3 av 3
Xanaanooyinkii Bismilaahi oo la xira hayo

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Xisbiga socialka oo soo jeediyey hindiso,ay ku doona hayaan in dagmooyinka lagu qasbo qaadashadda ama dajinta qaxootiga.

Xanaanooyinkii Bismilaahi oo lagu war galiyey in albaabadda loo xira hayo. Kadib markii laga joojiyey maal galintii.

Warbixin ay soo saartey  Maamulka dhexe ee arimaha bulshada, ayaa lagu dhaliiley hab dhaqanka Rugha caafimaadka. Ku waas oo lagu ee deeyay ineeysan si cadaaladda wax u daaweenin.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".