Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Isninta 2008-04-14

Publicerat torsdag 10 april 2008 kl 13.41
1 av 4
Magaaladda Göteborg
2 av 4
3 av 4
Alma Aden (M)
4 av 4
Olle Solberg, Patrik Säflund, Sten-Olov Helberg, Anders Pettersson och Dag Andersson

Engla Höglund, gabadhii 10 jirka aheed oo la xaqiijiyey dhimashaddeeda kadib markii uu qirtay ninkii 42 jirka ahaa  ee looqa shakiga qabey. Ninkaas ayaa qirtey ninuu diley gabadhan 10jirkaa iyo haweeneey kale oo 31. Taas oo la diley 8sano kahor, la laaa cidii ka danbeeysay.

               

CODKA Khamiis 2008-04-10 Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Shirkad kamidda shirkaddaha guryaha oo ku taala magaaladda Göteborg oo go’an ka gaartey sida loo daga hayo guryaheeda iyo tiradda dagi karta.:

Shirkadii Al-barkat ee xawilaada oo arinkeeda markale laga hadley.

  • xubno ka midda xisbiga (M) oo booqasho ku tegay Xarunta Middowga Yurub, kuna soo qaadey arimaha somalida iyo Somalia.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".