Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008-04-17

Publicerat torsdag 17 april 2008 kl 17.49
1 av 5
Kristina Axén Olin (M)
2 av 5
fredrik Reinfeldt iyo HU Jintao
3 av 5
Samsam Ali Guddomiyaha Ururka haweenka
4 av 5
Carolina Svensson, Folkhälsobyrå
5 av 5
Zakaria Hassan, guddomiyaha daladda Somaliland

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Gudomiyhii  magaaladda Stockholm, Kristina Axén Olin  oo iska casishey jagadii ay u haysey xisbiga (M). Maxeey marwadu sababsaneeysaa Muxuuse ka yiri Réysul wasaaruhu iyo xisbiyadda macaaradkaa kuwo ka midihi.

Safaradii uu ku maraxayey Réysulwasaarha dalkan Freedrik reinfeldt dalalka Kina iyo Japan oo uu guulo ka soo hooyey. Waxuuna heley amaano uga kala yimid hayado iyo siyaasiin faro baddan                                       

Ururka haweenka somaliyeed ee Västerås, oo heley abaal marin.Abaal marintaan oo ay xixisey hayadda caafimaadka ’bulshada ee Västerås (Folkhälsobyrå).

Hayadda bixisey abaal marintaa oo ah Hayadda Caafimaadka bulshada ee Västerås, ayaa amaantey qaab socodka uruka haweenka ee Västerås. Kuna tilmaantey Urur u adega bulshadda laga badan yahay.

Xaaladda ay maantey ku sugan tahay Somaliland ayeey dad badani u arkaan ineey tahay meel xasiloon, waloo ay jiraan dadyoow ka casi qaba in dagaalo ka qarxaan. Sideebay u arkaan masuuliyiin reer somalilandara.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".