Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008-04-24

Publicerat torsdag 24 april 2008 kl 13.05
1 av 3
Tababrbar ciidan ee ka dhacey xaafadda Gärdet. Foto: Nils Petter Nilsson/Scanpix.
2 av 3
Fatima Helena Idiris
3 av 3
Xirmo jaad ah

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Baaritaan ey ka ogaatey idaacadda Iswiidhen, kadib ey foomam u dirtey dhammaan maamullada iskuulaadka dalka, in  ururrada iyo xisbiyada xag-jirka ahi howlgalo ka sameeyaan iskuulaadka sidii ey dhallinyarada ugu soo jiidan lahaayeen.  
  • Maamulka wasaaradda difaaca oo soo bandhigey fikir ciidamada lagu dhimeyo.
  • Dalka Iswiidhen oo markii ugu horreysey laga dhigi doono luuqadda soomaaliga, weliba heer jaamicadeed.

  • Barnaamij la xiriira xaaladda jaadka ee dalkan Iswiidhen iyo caqabadaha uu ku hayo soomaalida. Sidoo kale urur haween soomaaliyeed ee ku heley billad sharaf.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".