Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

42 iyo 37 jir - go’aan maxkamad in xabsiga lagu sii hayo

Publicerat måndag 28 april 2008 kl 12.35
Häktningsförhandlingar inför lykta dörrar. Foto: Henrik Montgomery/Scanpix.

Laba ruux ee lagu tuhunsanaa iney gacan ka geysteen maalgelin argagixisnimo, ayey maxkammada Tingsrätten ee magaalada Istockholm go’aan ku gaadhey maanta oo isniin ah in xabsiga lagu sii hayo. Sida uu sheegeyna xeerilaaliyuhu in tuhunkii uu kor uu sii kacey.

Go’aanka ey maxkammaddu gaartey ayaa ku wajahan 42 iyo 37 jir,  lagu tuhunsan yahey in si wada jir ah ey dhaqaale ugu maalgeliyeen kooxo argagixisada lagu tiriyo ee dalka Soomaaliya.

Labada nin ayaa iska dheereeyey iney ammuurtaa lagu heysto  ku lug leeyihiin. Sida maxkammadu sheegteyna in dib leysugu iman doono 5-ta bisha Maajo ee foodda innagu soo heysa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".