Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008.04.30

Publicerat onsdag 30 april 2008 kl 15.12
1 av 2
2 av 2
Irakiska flyktingar i Jordanien. Foto: Nader Daoud/Scanpix.

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Qorshe aan weli la soo bandhigin, hase yeeshee dawladdu damacsan tahey in qeybo ka mid ah habka qaabilaadda qaxootiga lagu dhigo qandaraas oo gacanta loo geliyo shirkado madax bannaan.
  • Iswiidhen oo si ku meel gaar ah u joojisey dib u rariddii qaxootiga ka soo haajirey dalka Ciraaq, qaasatan koonfurta iyo bartamaha dalkaa. Iyo dalka Joordan oo shuruudo ku soo rogey.
  • Aqoon korosi markii ugu horreysey ka biloowdey dalka iyo sidii looga hortegi lahaa dhibaatooyinka la xiriira waxa loo yaqaan Hederrelaterad våld.
  • Kulan ka dhacey ABF-ta ey qaar ka mid ah soomaalidu ka gadoodsanaayeen labada ruux ee xabsiga lagu heysto laguna tuhunsan yahey maalgelin fal argagixisnimo.
  • Qaxootiga lagu celiyo dalka Giriigga oo laga deyriyey xaaladdooda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".