Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008-09-04

Publicerat torsdag 4 september 2008 kl 15.23
1 av 2
Abdirsaq Adan iyo Qareenkii nimanka somaliyeed ee Albarkad THomas Olsson
2 av 2
Qaxootiga la layahay ee ku dhuumaaleeysta dalkaan dhexdiisa iyagoo ka cabsi qaba dib u celin

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

           

  • Maxkamadda EG oo gaartey goaan ka dhana kii ay horey u gaareen QM waaxdeeda danbiyadda. ee ahaa in liiska lagu hayo dad iyo shirkado aan danbi lagu cadeen. Shirkadda Albarkad ee Iswiidhan aya ka midda kuwa ay u argto maxkamadu ineeysan danbiile aheen.
  • Qaxootig dhumaaleesiga ku jooga dalkaan Iswiidhan ayaa  tiradooda lagu qiyaasaa 10.000 ilaa 20.000 kun oo ruux, weeyna jiraa tiro tuhuna oo sheegaysa in ka  badan. Ururka u dooda xaquuqda dad yoow gaas dhuumaaleeysig ku jooga dalkan qaarkoodna ku shaqeeyaan dhuumaaleeysiga ayaa lasiiyey xarun cusub oo ay ka taageereen uguradda LO iyo TCO.
  • Will dhalin yaraa oo ka hadlay noloshiisii iyo waliba caawinaadyo uu rabo inuu gaar siiyo dhalinyadada dadiisaa kuna sugan xaaladiisa.
  • Abwaan Khaalid Ali Warsame Gabaygiisii Geedka iyo waliba qadar kamidad taariiqda somalidda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".