Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008-12-11

Publicerat torsdag 11 december 2008 kl 14.39
1 av 2
Saciid Cali Shire
2 av 2
Anders Borg finansminister

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Wasiirka maaliyada Anders Borg oo badalay fakarkii uu ka qabay qasnada caymiska shaqo laanta (A-kasseavgiften).

Waa maxay A-kassa iyo mar xaladahii ay soo martey. Muhiimed intee leg ayeey u leedahay dadka dadka shaqo laantaa.

Hadii uu qofku shaqo laan ku soo dhaco, maxaa ku haboon inuu sameeyo. Xagee wanaagsan inuu iska diwaan galiyo iyo waliba goormaa haboon inuu is diwaan galiyo.

Cilmi baare u kuur galey somalidda qurbo joogtaa oo ka qorey buug. Maxaa buugaas ku dhexjira iyo waliba maxaa ugaga soo baxay baari taankii.

Dal tabyo dad badan bay ku dhacdaaye, maxaad ka taqaan markeey xayawaanka ku dhacdo. Waligaa Gari mala sheekeeysatay?

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".