Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008.12.18

Publicerat torsdag 18 december 2008 kl 13.42
1 av 2
2 av 2
Piraterna ska få jagas både till mark och till sjöss.

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

  • Heyadda socdaalka oo ku dhawaaqday in dad badan qasab dalkoodii loogu celin doono. Waa kuwa aan si tabaruc ah uga bixin dalka kolka codsigooda magangelyo looga jawaabo diidmo.
  • Ururka Ibn-Rushdi iyo waxqabadkiisa oo aan warreysi kala yeelanay  Cabdiraxmaan Jaamac Muuse oo xubin ka ah.
  • Dhalliyaro shahaado loo siiyay inay matalaan nabadda.
  • Heyadda ammaanka ee qaramada Midoowdey oo go’aan loo dhan yahay ku gaartay sidii loola dagaali lahaa burcad badeedda bad iyo berriba.

Maalintii Arbacada waa shaleyto’e ayey saddex markab oo hor leh gacanta u galeen burcad badeedda xeebaha soomaaliya. Middaasina ay ku soo beegantay iyadoo golaha ammaanka ee heyadda qaramada midoobey xubnaheedu si wada jir ah ugu codeeyeen dagaal lala galo burcad badeedda ibtilada ku heysa marinka gacanka cadmeed iyo xeebaha badweynta Hindiya.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".