Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2008.12.31

Publicerat onsdag 31 december 2008 kl 14.30
Sannadkii tagey ee 2008 iyo dhacdooyinkiisii. Foto: Scanpix

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee dalka ka dhacay, idaacaduhuna aadka u xiiseynayeen.
  • Welwelkii dhaqaale ee hareeyey caalamka. Muxuu saameyn ah oo ku reebay dalka Iswiidhen?.
  • Guud ahaan siduu ahaa sannadkii 2008, muxuu xasuus ah ee uu reebay, maxaase rajo ah oo laga qabaa kan soo socda.
  • Caalamka iyo sannadka 2008.
  • Doorashadii taariikhiga ee ka dhacday dalka Mareykanka.
  • Dagaalkii hubeysnaa ee dhex maray Ruushka iyo Joorjiya.
  • Dawladda federaalka Somaaliya oo caqabado harreeyeen, kadib isagoo uu xilkii iska casilay madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
  • Jaamicadda Gothenburg oo markii ugu horreysay taariikhda dalkan laga bilaabay in af soomaaliga heer jaamicadeed laga dhigo
  • Sidoo kale waxaan iyaguna mkeesha ka maqneyn kaalintii tartammada cayaaraha ee sannadkii 2008.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".