Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009.01.01

Publicerat torsdag 1 januari 2009 kl 14.30
Munaasabad u xafladeyn sannadka cusub

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dhallinyaro aan ka warreysaney sannadka ka guurka ah.
  • Gobolka Istockholm maamulkiisa oo go’aansadey in baaritaan lagu sameeyo caqabadaha qaadku ku hayo dadyoowga isticmaala iyo sidoo kale baaritaan ku saabsan caqabadaha qaadka iyo soomaalida ku dhaqan dalkan Iswiidhen.
  • Sidii aan shaleyba idiin ballan qaadney cashar taaiikhi ah ee aan ka soo qabaney Axmed Faarax Cali Idaajaa, kana mid ahaa guddigii qoraalka soomaaliyeed, kaasina oo hirgaley 1972.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".