Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009.01.02

Publicerat fredag 2 januari 2009 kl 12.32
1 av 2
Guuleed Maxamed. Foto/ Kenadid Mohamed
Qoraaga suxufiga, Axmed Faarax Cali Idaajaa, mar uu la hadlayey soomaalida ku dhaqan magaalada Istockholm
2 av 2
Qoraaga suxufiga, Axmed Faarax Cali Idaajaa, mar uu la hadlayey soomaalida ku dhaqan magaalada Istockholm

Cillad dhanka farsamada iyo raaligelin.

Cillad ballaaran ee la soo gudboonaatey barnaamijyada ka baxa idaacadda Raadiyaha Iswiidhen, maalintii khamiista taariikhduna aheyd koowdii jannaayo ee sannadka 2009, ayaa kalliftey in laga bilaabo saacaddu kolkey aheyd 12:55 illaa iyo 16:15, aaney wax barnaamijyo ah ka bixin mowjadaha P2, P6, KV iyo MV. Sababtaa daraadeedna aannu hawada gelin barnaamijkii aannu idiin soo diyaariney maalintii khamiista, bixina lahaa 14:30.

Sidaa daraadeed ayaan bogga idiin dhigney barnaamijkii oo dhan.

Mar labaad waxaan ka cudur daaraneynaa cilladdaa farsamada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".