Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2009.01.28

Publicerat onsdag 28 januari 2009 kl 14.41
Minnesdagen för Förintelsens offer högtidshålls på Raul Wallenbergs torg. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Heyadda Ceymiska qaranka oo dhaleeceyn loo soo jeediyey, kadib warbixin.

Maalintii salaasada ee shaleyto bishuna aheyd 27-ka Jannaayo oo loo baroor diiqey xasuuqii lixdan sannadood horteed loo geystey qowmiyaddii Yuhuudda ee Yurub ku dhaqneyd.

Heyad goboleedka Istockholm oo dhaleeceyn u soo jeedisey shirkad ku howlgasha xannaaneynta caafimaadka soo galootiga.

Magaalada Gotheburg oo uu ka dhacey kulan loogu xafladeynayey bixitaanka ciidammada Itoobiya ka baxeen carriga Soomaaliya.

Burcad badeedda iyo Nuuradiin Faarax oo safar ku yimid Istockholm.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".