Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Arooska Victoria oo la shaaciyey

Publicerat tisdag 24 februari 2009 kl 16.25
Reer boqor iyo Fiktooriya (Viktoria), gabadha leh dhaxalka boqortooyada iyo seeygeeda Daniel Westling.

Sannadka 2010 oo uu arooskoodu dhici doono gabadha leh dhaxaltooyada kursiga boqortooyada ee dalka Iswiidhen.

Gabadha leh dhaxaltooyada boqortooyada dalkan Iswiidhen Fiktooriya (Victoria) ayaa maanta shaaca laga qaadey iney horraanta kuleylaha ee sannadka foodda innagu  soo haya ee 2010-ka ey aroos wada geli doonaan seeygeeda Daaniyel Wesatling (Daniel Westling).

Daaniyel Westaling, ee ah inanka ey Fiktooriya isu doonan yihiin ayaa qaadan doona magaca ama darajada Amiirka (prins) gobolka Västergötland.

Maanta oo taariikhdu tahey 24-ka bisha Feebaraayo ayey ku dhawaaqeen boqorka dalkan Iswiidhen iyo dawladduba in aaney amuurtaa wax ka qabin, isuguna duceeyeen Fiktooriya iyo Daaniel Westaling.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".