Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2009.02.25

Publicerat onsdag 25 februari 2009 kl 12.18
1 av 3
Victoria iyo seeygeeda Daniel
2 av 3
Tobias Billström, wasiirka socdaalka
3 av 3
Burka lagu magacaabo Semla

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Fiktooriya (Victoria) oo ah gabadha leh dhaxaltooyada kursiga boqortooyada oo la cayimay cidda iyo goorta ey guursan doonto. Middaasina muddaba la hadal hayey.

  • Maxaad kala socotaa burka lagu magacaabo Semla, goormaase la cunaa. Waa bur taariikhdiisa wata.

  • Baaritaan la xiriira nidaamka qaabilaadda ajnabiga iyo hooy-dejintooda oo la soo bandhigay.

  • Tirakoobkii iskuulaadka dalka ee sannadkii tagay oo la shaaciyey. Iyo iskuulaadka xaafadaha ajnabigu ku badan yihiin oo natiijadooda laga deeyriyey sida ku cad tirakoobkaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".