Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009.02.26

Publicerat torsdag 26 februari 2009 kl 15.43
1 av 2
Reinfeldt iyo Cabbaas oo kulmay
Guuleed M. Faa'id Ciise iyo Suleeymaan D.
2 av 2
Guuleed M. Faa'id Ciise iyo Suleeymaan D.

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Guddiyadda baarlamanka ee difaaca iyo siyaasadda arrimmaha dibadda ayaa kulan wadajir ah oo ey yeesheen qalinka ku duugey in gacanka carbeed iyo xeebaha Soomaaliya loo diro maraakiib.
  • Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas oo fiidnimadii Arbacada booqasho ku yimid Istockholm.

  • Wasiirka shuruucda Beatrice Ask oo booqasho ku tagtey xaafadda Tensta, iyo dhallinyarada Guueed Maxamed, Faa’id Ciise iyo Suleeymaan Daa’uud  oo aan middaa ka warreysaney.
  • Barbaarinta dhallaanka iyo Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".