Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2009.03.04

Publicerat onsdag 4 mars 2009 kl 14.30
Löfven go'aankiisii ayuu gaarey, maxey ka leeyihiin inta kale.

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

  • Ururka shaqaalaha ee IF metal oo kor u qaadey khidmadda sanduuqa shaqa la’aanta ee A-kassada laga bilaabo bisha maajo ee sannadka 2009, tallaabadaasina aaney aheyn midda keliya ee looga hortegayo xubnaha ururka ee shaq la’aantu la soo gudboonaaneyso.
  • Dacwaddii lagu soo oogay saddex dhallinyaro ah ee lagu eedeeynayey iney ka dambeeyeen dilkii Axmed Ibraahim Romario oo Jimcadii ina dhaaftey lagu dhawaaqay.
  • Hogaanka degmada Istockholm oo 30-ka bishan Maarso u codeyn doona mashruuca himilada deegaanka xaafadaha dhaca nawaaxiga Järva.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".