Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2009.03.11

Publicerat onsdag 11 mars 2009 kl 16.38

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Axaddii ina dhaaftay oo ku beegneyd maalinta caalamiga ah ee haweenka.
  • Ururka dalladda ururrada macallimiinta oo baaritaan uu sameeyey ku qeexay in ugu yaraan kun macallimiin ey la soo gudboonaatay shaqa la’aan. Iyadoo ugu yaraan 500 oo kalana la filayo iney middaa oo kale la ay asiibto.
  • Dhakhtarad ka howlgasha cusbitalka dhallaanka oo dacwad lagu soo oogay. Dhakhtaraddaasina oo lagu eedeeyey dembi fal ey ku gashey goobta shaqadeeda.
  • Heyadda socdaalka oo sheegtay iney aad kor ugu kaceen dadyoowga ey siisay gargaarka lacageed si ey dalkoodii hooyo dib ugu noqdaan.
  • Baarlamanka Iswiidhen oo maanta go’aan ku gaari doona iney maraakiib ciidan u diraan xeebaha Soomaaliya.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".